zondag 21 juli 2013

Akhriste
in muddo ah waxaan shaqo ka heynay sidii website kan yar uu u noqon lahaa mid aad u xiiseysaan  oo aad ka heshaan warar dheellitiran oo weliba  dhex dhexaad kuwaasoo xaqiiqo  iyo xog  la hubo  ku dhisan.
waxaan aad idinka raali gelineynaa muddooyinkan danbe dib-udhaca  ku yimid qoraaladii iyo wararkii aanu idiin soo gudbin jirnay,waxaana rajeynayaa in muddo dhow aanu billaabi doono howshii aanu idiin heynay
w.qoray
Abshir Axmed Maxamuud