23-sano jirkan u dhashay dalka Spain ayaa la tilmaamay in uu usoo deg degayey tababarka kooxda wuxuuna si xoowli ah u kaxeeynayey gaariga uu watay taas oo keentay in ay isku dhacaan gaarigiisa iyo gaari kale, inkastoo isku dhaca labada gaari aysan ka dhalan wax dhaawac ah, waxaana durbadiiba goobta uu shilku ka dhacay soo gaaray ciidamada Booliska.
Cesc Fabregas ayaa la tilmaamay in uu xoogaa naxay laakin daqiiqadi kaddib xaaladiisu ay caadi ku soo noqotay, wuxuuna usii socdaalay xerada tababarka ee
Naadigiisa.
Waxaan ka soo minguurinay Raadiyo muqdisho
Axmed Abshir Axmed
Arrimaha sportiga ee blogga
Geen opmerkingen:
Een reactie posten