Dalka loo yaqaano Camboodiya oo ku yaala aasiya, ayaa ilaa hadda sita rikoorka muddadii ugu badneyd dal dowlad,laan kaasoo muddo 353 maalmood dowladd la,aan ku sugnaa sanadihii 2003 ilaa 2004.
Belgiem oo ah dalweyne federaal ah ,una qeybsan vlaanderen oo ku hadla luqadda dutch, wallooniya oo ku hadla fransiiska, qeyb ku hadasha afka jarmalka iyo magaalada Brussel oo u dhexeysa , muranka badana uu ka taagan yahay ayaa wixii ka danbeeyay doorashooyinkii dhacay bishii juun 2010 aan ilaa hadda yeelan wax dowlad ah.
siyaasiyiinta Bart De Wever,Elio Di Rupo,oo kala ah siyaasiyiintii ku kala guuleystay doorashooyinka,De Wever(=Vlaanderen),Di Rupo(=Walloniya)waxey taaganyihiin xadka 300 oo maalmood dowlad la'aan dowlada Belgiem.
Faanoole fari kama qodna ayeey soomaalidu tiraahdaa isqabqabsiga,isafgaranwaaga Vlaanderen iyo Walloniya dhinaca hervormingka ,BHV,Brussel yeey raace??waxa loo yaqaano daryeelka bulshada(=Sociale zekerheid) ,intaas oo la isu geeyo,waxaa kasoo bixi karo in Belgium ay Cambodiya kala wareegto koobka dowlad la'aanta adduunka.
Bart De Wever Elio Di Rupo |
waxaa qorey
Abshir Axmad
Khaalid190@gmail.com
Geen opmerkingen:
Een reactie posten