Sannadkii 2010 wuxuu ahaa sannadkii ugu badnaa ee dowlad gobaleedka vlaanderenku bixiyaan ogolaanshaha dhoofinta iyo ka ganacsiga hubka noocyadiisa kala duwan, kaasoo sida warbixintu sheegtay loo kala dhoofiyay dalalka ku yaala bariga dhexe iyo marocco oo ku taala waqooyi!ga afrika.
Baarlamaanka vlaanderen waxey arrintaas kasoo saareen warbixin ,waxeyna ku adkeeyeen hey'adaha ku shaqada leh arrinkaas iney indhaha ku hayaan dalalka loo dirayo hubkaas iyo qaabka loo isticmaalo hubkaas intaba.
waxaa soo diyaariyay
Abshir Axmed Maxamuud
khaalid190@gmail.com
Geen opmerkingen:
Een reactie posten